Nous vous appelons à faire une sadaqa jariya pour la rénovation de notre centre, un immeuble de près de 1200 m²,.
Nous avons acquis ce bien pour 500.000 € , c’est une action de l’ensemble de la communauté est-africaine de Belgique.
Ce sera le 1er centre du genre dans la capitale européenne pour la communauté
L’immeuble est composé :
D’un sous-sol de près de 400m²
D’un rez-de-chaussée de 400m²
D’un 1 étage de 330m²
D’un 2 étage de 70m
Estimation des coûts de travaux s’élevé à 300 000 euros, si 1429 donateurs de 210€ chacun participent nous pourrons enfin commencer les travaux.
Votre don et votre soutien seront grandement appréciés durant ce mois béni.
Waxaan idinka codsaneynaa in aad labaxdaan Sadaqo Jaariya ah oo lagu dayactiraayo markaskeena oo ah dhismo ka kooban ku dhawaad 1200 m².
Waxaa hantidaan ku helnay €500 000, waxaa milkiyaay dhammaan bulshada somaliyeed ee Belgium.
Waxay tahay Markaskii 1-aad ee bulshada somaliyeed ee hantiyeen caasimadda Yurub ee magaalada Belgium dhaxdiisa .
Dhismuhu wuxuu ka kooban yahay:
* Dhul hoose oo ku dhow 400m²
* Dabaqa hoose oo ah 400m²
* Dabaqa 1aad oo ah 330m²
* Dabaq 2 oo ah 70m²
Qiyaasta qiimaha dhismuhu waxa ay gaaraysaa 300,000 oo Yuuro, haddii 1429 deeq-bixiyeyaal ah 210€ midkiiba ka qaybqaato waxaan ugu dambayn bilaabi karnaa shaqada masjidkan.
Baraka’allahu fiik